Waa Maxay Affiliate Marketing?

rkj
0

 


Ugu horeyn marka aan ka Hadleyno affiliate marketing waxaa muhiim ah in qofku fahansan yahay Online marketing / suuqgeynta Online ka oo uu qofku lasocdo ama uu latacaamulo Sharikadaha Online ka wax ku iibiya ugu yaraan uu fahmi Ogyahay Qaabka Suuqyada Online ka ushaqeyaan, halkaas aan uga gudbo faafahinta Guud..


Waa Maxay Affiliate Marketing?

Affiliate marketing waa hab aad kula shaqeysan karto Sharikadaha bixiya adeegan kuwaas oo fursad kuu siinaya inaad kamid noqoto dadka kula shaqeysan kara Barnaamijkan..


Si gaara hadaan kugu faafahiyo Affiliate Marketing waa qaab aad Shirkada adeega kusiineysa kula shaqeysan kartid adiga oo product goda ku xayesiinaya Barahada bulshada ama Mareeg / Website hadii aad ledahay, 


Shirkada ayaa waxey kusiineysaa Lifaaq/Link kuu gaar ah oo ay dhaq-dhaqaaqaga kala socon doonto Products kii aad uxayesiisay inta ruux ee iibsatay ayey arkayaan Kadibna halkaas ayey qoonadada kugu siinayaan.


Lacagta aad ka heli doontid waxey ku xiran tahay inta ruux ee alaabtas iibsatay. Waxaa jiro Percentage /% Ay kusiinayaan marka horeba Sharikaduhuna wey kukala duwan yihiin Percentage ka, tusaale Shirkadan waxey bixisaa percentage %10 /%20 Marka uu qof adeegii iibsado adigu waxaad kuledahay 10% ama 20%

Tusaale sheygu waa $100 Percentage kaagu waa 20% Adeegaas waxaad kuledahay $20 Adigu aad shaqeysatay..


Waxaa jiro Sharikado badan oo Adeegyadaas bixiya iyagoo heerarkoodu kala sareeyaan inta ay Commission ahaan ubixiyaan Sharikadahaas waxaan kuso qaadan doonaa Post ga xiga insha allah,


Nagu xirnow si aad wax badan noga fii'idid

Farsamoyin fudud ✅

Furasadaha Online ka ✅

Xirfado wax ku ool ah ✅

Fikrado Nuxur leh ✅

Dhamaan intaas iyo in kabadan ayaan diyaar kuula nahay Markale iyo Markale Kuso Dhawow New Tech Forums

Kuso Biir Telegram keena ⤵️

https://t.me/newtechforums1


✍️ K.zakki

Mahadsanidiin

Tags

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)