Waa Maxay Blogg?

rkj
0

 

 Micnaha 𝗯𝗹𝗼𝗴𝗴 ayaa utaagan mareeg yar oo aad kuso bandhigi karto nuucyo badan oo xirfado ah sida : Qoraalo, sawiro, maqaalo iwm,


Blogg waxaad u adeegsan kartaa inaad kuso gudbiso Sheekooyin qoran, Maqaalo nuxur iyo manfac uleh bulshada aad usoo gudnineyso..


Sidoo kle waxaad u isticmaali kartaa inaad kuso gudbiso Casharo maqal iyo muuqaal isugu jira kuwaas oo aad Marka soo duubeyao kadibna Ardayda kugu xiran aad usoo gudbineyso.


Ugu danbeyn Waxaad ku uruurin kartaa Fikrado badan adigoo soo gelinayo image Articles kadib weydiinaya Asxaabta kugu xiran in ay qeybta 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 ka kugu reeban fikradahooda ku saabsan Articles kan,


New Tech Forums

Tags

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)